Axmed Madoobe oo arrimo ka dhan ah kooxda Al Shabaab kala hadlay Tim Trenkle (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Magaalada Kismaayo kulan kula qaatay safiir ku xigeenka dowladda Maraykanka u jooga Soomaaliya Amb. Tim Trenkle oo safar shaqo ku yimid Jubaland. Kulanka oo sidoo kale ay ka qeybgaleen Wasiirada Qorshaynta, Amniga, Arimaha gudaha iyo Madaxtooyada ayaa lagaga hadlay xaalada guud ee dalka gaar ahaan howlgalada ka … Continue reading Axmed Madoobe oo arrimo ka dhan ah kooxda Al Shabaab kala hadlay Tim Trenkle (Sawirro)